Ciidamada Dowladda oo qarxiyay maanta qaraxyo Al Shabaab ka qabteen (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa maanta duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qarxiyay miinooyin iyo qaraxyo kale oo dhawwaan ciidamada qabteen . Howlgal ay sameeyeen ciidamada milatariga ayey ku qabteen duleedka Guriceel gaari nuuciisu yahay Probox oo ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa, waxaa sidoo kale ciidamada qabteen labo nin oo la socday … Continue reading Ciidamada Dowladda oo qarxiyay maanta qaraxyo Al Shabaab ka qabteen (Sawirro)